Hurdada ilmaha laga bilaabo dhalaanka ilaa dhalinyarada waa ay ku kala duwan yihiin, iyadoo loo eegayo da’diisa, arrimo dibadeed, iyo…
Waalidiinta intooda badani waxay jeclaystaan inay ubadkooda ku koriyaan qiyam iyo mabaadi’a wanaagsan isla mar ahaantaana ku dhiirigeliyaan dabeecadaha iyo…
Kalsoonida ilmaha oo la dhiso, misna kor loo qaado waa arin runtii lama huraan ah, oo ay tahay waalidiintu inay…
Ma is-weydiisaa su’aashan ah, "Sideen ilmahayga uga dhigaa kuwo maqla hadalkayga ama erayadayda?". Carruurtaadu miyay ku maqlaan marka ugu horeysa…
Waalidiin badan ayaa is weydiiya su’aashan, iyagoon waliba badankoodu jawaab u hayn Muxuu Ilmahaygu Isku Garaacayaa? Ama Muxuu Madaxiisa Darbiga…
Waxaa jira astaamo iyo tilmaamo muujinaya garaadka sare ee ilmaha, kana soocaya asaagiisa (dhiggiisa, ama ficciisa), oo ay ka mid…
Madax-adayga ubadka waa mawduuc si weyn ay u daneeyaan hooyooyinka gaar ahaan marka ay taagan tahay xalkeeda, hooyooyin badanna ayaa…
Dhammaan waalidiintu ama intooda badani waxay rabaan inay rumaystaan riyada ah in carruurtoodu ay yihiin kuwo garaad badan, oo soocan,…
Ka waalid ahaan, Maxaad Samaysaa Marka Uu Ilmahaagu Ku Garaaco?, “xusuusnoow” in sida aad uga fal-celinayso garaacista ay ku garaacayaan…
Hooyooyinku waxay inta badan ka cawdaan hab-dhaqanada ubadkooda ee “aan la aqbali karin”, iyagoo midwalbaa midka kale uu garaacayo marar…
Waalidiin badan ayaa laga yaabaa inay is weydiiyaan su’aal ah “sideen u barbaarin karaa ubadkayga, aniga oo aan garaacin ama…
Garaacista ubadka waa mawduuc si weyn looga hadlo. Khubarada ka hadla arimaha ubadka intooda badani waxay ku taliyaan in laga…
Inta badan waxa laga yaabaa inaan aragno khaladaadka ay sameeyaan ubadku, oo laga yaabo mararka qaar inay sameeyaan falal aynaan…
Oohintu waa dhawaqa ugu horreeya ee uu ku dhawaaqo ilmuhu, taas oo uu ku muujinayo jiritaankiisa wakhtiga dhalashada, waana hab…
Sign in to your account